Sign in to follow this  
SuulCawro

Ma Shilinta ayaan ka caqli liitaa???

Recommended Posts

waa runtiiye miyuu ka caqli liitaa? Odagii Faarax Gololey ayaa nin ay saaxiib ahaayeen oo xildhibaan ahaa ayey wada qaxweyn jireen habeen walba, sheeko wadaagna way ahaayeen , waxaa dhacday in ninkii kale xilkii laga qaaday faaraxna warkiibuu maqlay, kadibna cagtuu udhigay dhawr habeen markii la is waayey ayaa ninkale oo faarax iyo odaygan kale lasocdey saaxiibti nimadooda ayaa arkay xaalku halkuu marayo, Faaraxbuu utegey oo kuyidhi waar faarax maxaa dhacay oo aad odaygii kujartay waa adigan aan utegine Faarax Gololeey hadalka muubadine wuxuu yidhi anigu wiilyohow ma SHilinta ayaan ka caqli liitaa, waayo haduu neefku bakhtiyo shilintu wayka go,daa ayuu yidhi dee Odaygii xilkii haduu waayey maxaa shaah la weydiiyaa lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faarax Gololey, aabihii fadhi ku dirirka. Waxaa maqlay walaa xildhibaan walaa wasiir walaa dadka caadiga inay wada jeclaayeen his sarcastic view points of everyday political life in 1960s. They loved his satire, taking shots at every political figure. He was our Jon Stewart.

 

Old parliament was his favourite spot to hold his...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by SuulCawro:

...dee Odaygii xilkii haduu waayey maxaa shaah la weydiiyaa lol

Waxaan maqlijiray Money talks,,,, :D Odeygu markii horeba saxiib run ah muu ahayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mid baa jiray Madaxweyne ku ag tukaday ,,,, markii la sujuuday buu intuu dhegta u saaray yidhi "madaxweyne, walaahi ma tukado kow dhe, waxaan u soo galay salaada meel kele oon kuu maraan waayay lacagna waan u baahnaaye wax ii dhiib Ilaah baan kugu dhaarshee" ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this