Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Shukaansigi Hore somalida

Recommended Posts

Gediid   

^^^Ciyaal suuq waxiid

 

How about this "Boorka ma kaa tumaa"

or

Like Zeinab Cige once said "Hoos u dhaacdhac waxaad hiban,Hoos u dhaacdhac"......

 

Heres a joke I heard while in Jabuuti..

Odey ayaa guri saaxiibkiis ku qayilayey baa intuu wax yar dareemey u is dhahey caawa islaanti boorka ka tun.Kii yaraa ee saaxiibkii dhaley ayuu u yereey markaas buu ka dhahey adeer go to my house and tell my wife warqad culus baan caawa qorayaa ee typewriterkii ii nadiifi..

The lil kid runs home and tells the message like it is.Islaanti rightaway dhaqdhaqis iyo is uunsiyeen aa la bilaabey.Islaantii ran out of uunsi and went to her neighbours house to get some more.Intey maqneyd odeygii baa yimid.

Islaantii got carried away and came home 1/2 an hour later.Odeygii oo sariirta is dhubey ayey u timid.Markaas bey tidhi xabiiibi warqaddi aad qori laheyd maxaa ku dhacey and the old man replies iska daa gacan baan ku qorey.... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by Gediid:

^^^Ciyaal suuq waxiid

 

How about this "Boorka ma kaa tumaa"

or

Like Zeinab Cige once said "Hoos u dhaacdhac waxaad hiban,Hoos u dhaacdhac"......

 

Heres a joke I heard while in Jabuuti..

Odey ayaa guri saaxiibkiis ku qayilayey baa intuu wax yar dareemey u is dhahey caawa islaanti boorka ka tun.Kii yaraa ee saaxiibkii dhaley ayuu u yereey markaas buu ka dhahey adeer go to my house and tell my wife warqad culus baan caawa qorayaa ee typewriterkii ii nadiifi..

The lil kid runs home and tells the message like it is.Islaanti rightaway dhaqdhaqis iyo is uunsiyeen aa la bilaabey.Islaantii ran out of uunsi and went to her neighbours house to get some more.Intey maqneyd odeygii baa yimid.

Islaantii got carried away and came home 1/2 an hour later.Odeygii oo sariirta is dhubey ayey u timid.Markaas bey tidhi xabiiibi warqaddi aad qori laheyd maxaa ku dhacey and the old man replies iska daa gacan baan ku qorey....
smile.gif

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

Walaahi saan uqoslaaaye ilin aa iga imaaaatay

ODAYGA Rageedi uu ahaa

 

LOL@Gacan aan ku qoray iigu daran

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this