Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo wali ma tacsiyayn, Dube-na ma dhawaaqin

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Wakhtigiisu Dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ilaa iyo hada kama uusan tacsiyayn Geerida Madaxweynihii hore ee Dalka Alla ha u raxmee Cali Mahdi Maxamed io Caawa ku geeriyooday Nairobi ee Dalka Kenya.

Madaxweyne Farmaajo Waxaa hubaal ah in hadii Gabar yar Ay ku dhawacanto Adis Ababa caawa inuu Daqiiqado gudohood uu tacsi ugu diri lahaa Raysal wasaare Abiye Laakiin Madaxweynuhu wuxuu caawa garan waayay inuu kala saaro Dagaal Siyaasadeedka iyo Waajibaadka Qaran ee Saaran Masuulka kolkaas degan Villa Soomaaliya.

Waxaase aan sugnaabaa inuu caawa saqda Dhexe kolka Diiqu uu ciyo in la maqli doono Dhawaaqa Wasiir Dube iyo Tacsida Villa Soomaaliya , too late too little,

70508ADA-4C06-4780-8C5B-356FA4237DFD.jpe

The post Madaxweyne Farmaajo wali ma tacsiyayn, Dube-na ma dhawaaqin appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this