Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg Deg Diyaarad khaasa oo beri soo qaadeysa Meydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Sida ay Puntlandi.com ay kasii xigteen Ehelka Madaxweynihii hore ee Dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed, waxaa la qorsheynayaa in beri oo Khamiista la soo qaado Marxuumka loogasoo qaado Muqdisho.

Diyaarad Khaasa ayaa Soo qaadeysa Marxuumka waxaana la filayaa in Aas Qaran loogu sameeyo Magaalada Muqdisho in kastoo aysan Qoyskiisa wali go’aankaan halka lagu aasayo.

Illaahay ha u naxariisto Marxuumka, Samirna hakasiiyo Qoyskiisa iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Puntlandi.com Nairobi

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

The post Deg Deg Diyaarad khaasa oo beri soo qaadeysa Meydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this