Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Ciidamada DF oo howl-gallo ka sameeyey gobolka Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab waxa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka gobolka Hiiraan.

Howlgalka oo si gaar ah looga fuliyay deegaanka Ceel-baar iyo deegaano kale oo hoos yimaada ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Waxaa howl-galkan horkacayay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiin maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa muddooyinkii dambe labo jibaaray howl-gallada iyo dhaq-dhaqaaqyada ay ka wadagaan deegaanada maamulka HirShabelle.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

WhatsApp-Image-2021-03-05-at-9.30.59-PM-

WhatsApp-Image-2021-03-05-at-9.30.57-PM- WhatsApp-Image-2021-03-05-at-9.30.58-PM-

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this