Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Musharax Oo Muddo 26 Maalmood Ah xidhnaa Oo Maanta Laga Soo Daayay Xabsiga Mandheera.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Labada musharax ee kala ah Raage Axmed Yuusuf Iyo Maxamuud Axmed jaamac, oo muddo 26 xidhnaa ayaa maanta laga soo daayay Xabsiga Mandheera.

Labadan Musharax oo ka sharraxan xisbiga UCID ayaa hore xisbigu u sheegay in uu xidhay madaxweyne Biixi, oo diidan in ay is sharxaan.

Labada Musharax ayaa sheegay in aanay ka tanaasuli doonin damacooda Musharaxnimo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this