Deeq A. Posted January 27, 2021 Dalka Holand waxaa maalintii afraad galay isku soo baxyo rabshada wata oo ka dhacaaya qaar ka mid ah magaalooyinka dalkaas Mudaaharadyaasha ayaa ka cabanaaya xirnaanshada guud ee lagu soo rogay dalka kadib markii cudurka Karoona ku faafay dalka. Madaaharadyaasha iyo ciidmada ka hor taga rabshadaha ayaa dhowr magaalo isku dhacay, inskata oo ciidamadu xakameeyen markii danbe. Dadka bannaan baxyada sameeynaayay ayaa dhagxaan ku tuuray booliska, waxaana la xiray dhowr qof sida laga soo xigtay warbaahinta dalkaas. Mas’uul u hadlay booliska ayaa sheegay inay denbi tahay in la sameeyo banaan baxyo wata rabshado. PUNTLAND POST The post Dibad-baxyo xoogan oo ka socda dalka Holand appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites