Deeq A. Posted January 21, 2021 Xaafada Baraxlay ee Magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhacay Banaanbax ay sameeyeen Hooyooyin aan in mudo ah ka war hayn Caruurtiodii loo sheegay in tababar Ciidan loogu qaadayo Dalka Erritrea. Waxaa maalmahaan soo baxayay in boqolaal kamida Dhalinyaradii loo qaadey Casmara ay ku dhinteen Dagaalkii Gobolka Tigreega, halkasoo loo geeyey inay difaacaan Itoobiya. Hooyooyinkaan Caraysan ayaa mudo ku dhow Sagaal bilood waxaysan wax wara ka hayn Caruurtiodii, wararkaan cudubna waxay ku abuureen walwal hor leh. Mudaharaadayaasha ayaa ku dhawaaqayay hadalo ay kamid ahaayeen ‘Caruurtayadiuvwaxaa caday Farmaajo iyo Fahad Yaasiin”. Ciidamada Booliska Galmudug ayaa kala eryay Mudaharaadayaasha. Hoos ka daawo Sawirada The post Hooyooyin ka mudaharaadey Caruurtoodii loo diray Erritrea appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites