Sign in to follow this  
Sophist

MartiSoore JacaylBaro

Recommended Posts

Sophist   

Waxaa hubaal ah in dad badan oo halkaan wax ku qora oo lagu yaqaano xifaalo iney runtii ka duwan yihiin shaqsiyada ka muuqata shaashada. Waxaan is lahaa markaad la kulanto JB waxaad ku mashquuli doontaa inaad ka doodaan siyaasada guracan ee uu ee mininsan yahay, laakiin arinku sidaas ma uusan noqon.

 

Waxaan ku kulanney hotelka layiraahdo Maansoor oo ahaa meeshii uu degaan kayku ahaa. Runtii waji furan oo rayn-rayni ku jirtu ayuu igu soo dhaweeyey. Intaan wada joogney marnaba siyaasad ka ma aanu wada hadal. Wuxuu ahaa martisoore wanaagsan oo dhaqankii Soomalida layu yiqiin uu biyo dhigey.

 

Inkastoo wakhtigu aad iigu yaraa oo aan Garowe usoo socdey shaqo awgeed, hadana JB wuxuu magaalada si doora iigu xiiso geliyey si aan qoraal lagu soo koobi karin.

 

Magaalada Hargeysa insha Allaah waan kusoo noqon doonaa.

 

S

 

PS: Waryaa JB tour guide agency furo ninyahow; SOL memberis kaliya ayaadba ka dhergeysaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Abu-S:

Waxaa hubaal ah in dad badan oo halkaan wax ku qora oo lagu yaqaano xifaalo iney runtii ka duwan yihiin shaqsiyada ka muuqata shaashada. Waxaan is lahaa markaad la kulanto JB waxaad ku mashquuli doontaa inaad ka doodaan siyaasada guracan ee uu ee mininsan yahay, laakiin arinku sidaas ma uusan noqon.

 

Waxaan ku kulanney hotelka layiraahdo Maansoor oo ahaa meeshii uu degaan kayku ahaa. Runtii waji furan oo rayn-rayni ku jirtu ayuu igu soo dhaweeyey. Intaan wada joogney marnaba siyaasad ka ma aanu wada hadal. Wuxuu ahaa martisoore wanaagsan oo dhaqankii Soomalida layu yiqiin uu biyo dhigey.

 

Inkastoo wakhtigu aad iigu yaraa oo aan Garowe usoo socdey shaqo awgeed, hadana JB wuxuu magaalada si doora iigu xiiso geliyey si aan qoraal lagu soo koobi karin.

 

Magaalada Hargeysa insha Allaah waan kusoo noqon doonaa.

 

S

 

PS: Waryaa JB tour guide agency furo ninyahow; SOL memberis kaliya ayaadba ka dhergeysaa
:D

War fiican ayaad ka sheegtay JB sxb, llaakiin ogow JB waa lagu soo koriyey marti soorka iyo dhaqanka martida oo waa wayga reer Somaliland. Midda kale, JB waxaa aan maqlay gabadh reer Garowe ah ayaa la siiyey oo u doonan markaa xaggaas ayuu iska giijinayey si aan seediyadii u caayin oo war xun looga geyn. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abu-Salmaan, Baabuurka intaad la saarnayd dhegaha miyaad faraha gashan jirtay? :D his colletion of hees hindi contains: 'heee yaarahaaheee teeraa pyaaar'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Abu-S insulting the good people of the North. Waryaa, Hargeisa oo dhan waa u dhaqan martisoorku. Sida Puntland in Kaluun ilaa qureec iyo casho lagugu wado miyaad sugaysay. :D

 

It is obvious in JB uu yahay qof shaqsiyad fiican. Laakiin, waxaa kaloo anigu aan arkay waagii uu i martigaliyey inuu iska kay dhisayey aniga maadaama rer SOL aan ahay. Intii aan wada soconay dhow qof oo ka cabanaysa oo leh "war de sidani waa maxay?" waan arkay. Inkastooy Gabdho u badnaayeen. :D:D

 

 

Maaddeey, arintan martisoorka anigu Xiinfaniin waan ku dagi lahaa, laakiin adiga iyo Ngonge maya. Dadka carabiga ku hadla oo dhan baan sas ka qabaa. Xinn isaga umuu dhalaan gacan-furaan laakiin suugaanta ayaa influence gareyn oo koley wuu dadaali, naftuba ha haysee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Sida Puntland in Kaluun ilaa qureec iyo casho lagugu wado miyaad sugaysay.

loooooooooooooooooo :D:D oool classic!!! waraa caadi ma tihid... waad ogtahay in dhawaan lagugu soo tuurayo lafo malaay ee is diyaari....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ ^ We will upgrade you when you come back ,,, I've figured out the best way to organize that thing u know ,,,,,, :D

 

 

looooooooooooooooool@A&T ,,, gabdhay u badnaayeen waa runoo ,,, hehehehe

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ My mistake. I thought it was abu Salman.

 

By the way, Jb is good intaad la joogtid kaliya. Markaad ka tagtid maca telefoonka maba qabto. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

poor JB since most of your visitors are umadii qabta darneed, i bet they dont even bring gifts

 

gacan adeyga walagu yaqaan (looks @ngonge)

 

charge them baan kudhahay charge them

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this