Deeq A. Posted January 6, 2021 Weriyihii caanka ahaa Axmed Cabdinuur ayaa maanta ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Axmed Cabdinuur ayaa sida eheladiisu sheegeen u geeriyooday xanuunka safmarka ah ee Covid-19. Axmed Cabdinuur ayaa sanadkii 2019-kii ka fariistay shaqada Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da, oo markii hore uu ku soo biiray sanadkii 1996. Axmed Candinuur ayaa shaqada saxaafadda ku soo biiray 1982 markaas oo Radio Muqdsho uu ka shaqo billaabay. PUNTLAND POST The post Ruugcadaa saxaafadeed oo geeriyooday appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites