Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg Deg Qarax Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaraxa xoogan ayaa waxaa uu goor dhoweed ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa jugtiisa si aad ah looga maqlay magaalada, ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay.

Qaraxa ayaa si gaar ah waxaa uu uga dhacay degmada Waabari agagaarka 21 Octobar, waxaana wararka hordhaca ah ay sheegayaan in lala eegtay gaari marayey waddada.

Goobjoog News lasoco wixii soo kordha

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this