Sign in to follow this  
Paragon

Mirqaan, Behind The Scene Video

Recommended Posts

Nephissa   

Originally posted by Faarax-Brawn:

Ooo Waxan idin lehya, Ma aniga keliya la yaaban nimanka labis xumadooda? Siiba midka ookiyalaha steve Urkel xiran(oo taqsinta bakera la eg ku faanayo
:D
) iyo midka faraha dhadher oo cimamada madow..War hadaan gadaal ufiiriye, dhamantod isma dhaaman, Yaa ii fiiriyaa,Waa wada reer woqoyi
icon_razz.gif:D

 

Ar unukaa walax aragnay!!!
:D

Waraa FB iska deey nooh afartaan xabo oo qoriga la shiday u eg masaakiinta. Dadka dhan adi camal inay bushimo gaduudan yihiin oo dhal dhalaalaayaan maa u mudeee? Unukaa walaxa aragnay iyo nis. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Nephthys:

quote:Originally posted by Faarax-Brawn:

Ooo Waxan idin lehya, Ma aniga keliya la yaaban nimanka labis xumadooda? Siiba midka ookiyalaha steve Urkel xiran(oo taqsinta bakera la eg ku faanayo
:D
) iyo midka faraha dhadher oo cimamada madow..War hadaan gadaal ufiiriye, dhamantod isma dhaaman, Yaa ii fiiriyaa,Waa wada reer woqoyi
icon_razz.gif:D

 

Ar unukaa walax aragnay!!!
:D

Waraa FB iska deey nooh afartaan xabo oo qoriga la shiday u eg masaakiinta. Dadka dhan adi camal inay bushimo gaduudan yihiin oo dhal dhalaalaayaan maa u mudeee? Unukaa walaxa aragnay iyo nis.
:DAdiga, mafiyoobid LOL :D

 

Paragon,LOL@ Awowgiin la Janeee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this