Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo Garoowe ka daah-furay Madasha Aragti wadaaga Heritage

Recommended Posts

Deeq A.   
1-51.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Galabta xarunta Jaamacadda PSU ee Garoowe ka daahfuray Shirka  Madasha Aragti wadaagga ee Machadka Heritage.

 Doodda shirka sanadka ayaa ku qotonta “sidee looga bixikaraa ku-meelgaar-nimada daba-dheeraatay sanadka 20205″.

Shirka waxaa qayb ka ah Madax ka socota DFS, Madaxweynayaal hore ee Soomaaliya iyo Puntland, Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha DFS iyo kuwo ka tirsan Dowladdaha Xubnaha ka ah, masuuliyiin ka socda bulshada rayidka ah, culimo, aqoonyahano, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale.

Madasha Heritage sanadkan, waxaa looga doodi doonaa Xasilinta Dalķa, dhameystirka Dastuurka, qabasho doorasho qof iyo cod ah 2025 iyo yagleelida Nidaam federaal oo shaqeynaya.

1-51.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 2-35.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 3-19.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 4-15.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 5-8.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 6-5.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo Garoowe ka daah-furay Madasha Aragti wadaaga Heritage appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this