Deeq A. Posted December 29, 2020 Madaxweynihii hore dowladda Soomaaliya Shariif sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, halkaas oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin kala duwan. Shariif ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey madaxweynaha Puntland Siciid Deni, waxaana lagu wadaa inuu ka qeyb galo shir dood cilmiyeed ah uu soo qabaqaabiyey machadda daraasaad iyo cilmibaarista Heritage.. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites