Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro : – Musharax Madaxweyne Dahir Maxamuud Gelle oo si weyn loogu soo dhaweyey Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta soo gaaray Caasimada Dawlada Puntland ee Garoowe Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Gelle oo ka geyb galayaa kulanka is araga hogaamiyaayasha siyaasada ee Somaaliyeed ee ay qabanqaabisay Machadka The Heritage Institute for Policy Studies.

  • Screenshot_20201226-181302_Facebook-661x

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Gelle ayaa u mahadnaqay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo shacbiga Puntland soo dhaweyntii diiraneyd ee ku qaabileen.

  • FB_IMG_1609002719785-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609002726093-617x500.jpg
  • FB_IMG_1609002731906-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609002737986-750x500.jpg
  • FB_IMG_1609002742935-800x450.jpg

The post Sawiro : – Musharax Madaxweyne Dahir Maxamuud Gelle oo si weyn loogu soo dhaweyey Garoowe appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this