Sign in to follow this  
STRAWBERRIEZ

THANX BABYGURL

Recommended Posts

Tuujiye   

Ismalura, dee huuno "Bajaq" ma caay baa? waa eray ka mid ah lahjada reer koonfurta huuno..

 

 

Kool_Kat, 2002 sidee iigu shidneed hadaan kaaga sheekeeyo, lacagteeda xajka ayaa Amal ii soo dhigi laheed lool... laakiin aniga wiligee surweel kuuntada hoosteeda kama xiran, ciyaal banooni aan ahaa..2002 markaan soo xasuusto, xaada ayaa i istaagto lool adna ma qabin aa i dhahee lool... Buffalo xuduudkeeda in aan kasoo raadsho ayaa rabtaa teesarahaaga lool ar maxaan dad meeshaas kasoo guray!!! lol...

 

 

Aaliyyah, loool Ismalura u sheeg in Bajaq eesan caay aheen nooh.. And I love Laas caanood walaahi ilaahay dhulkaas ha barakeeyo iinsha allah aamiin....everyone has a nick name in here, we can't call you Aaliya so sorry if I like to call you miss LA lol...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Tuujiye I don't see you saying "bajaqdan waa walasheey" Am I right? If I can use to describe the women in your life waa ok lakiin hadii kale naga wada daa dee ! Ama intaan shiraan magac xun idiin keeneynaa idinkana LOL !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Leeee!! Maskiin ayaa tahay adiga lool hada kabacdi in aan kuu turo waaye.. Fadhiista aa tiraahdeenee, u buraanbura wili lol waxaa rabtaan la imaada... Bajaq ceey ma aha.. lots of topics ayaa kaa horeeyay so before eesan ku dhiban "bajaq" horta soo aqri..

 

Mucalim sheekh nuune shiikh sheydaan ayaa mar hore afjaray eraygaan in uu banaan yahay.. cashar laguu dhigo waaye adiga..

 

 

walaashee ani waxaan dhihi lahaa "marax, xumee, kuusee, cadee, dheeree, qabiidee,.." iyo wax kale, laakiin Bajaq means (chick) or (bilcaan) so u have to use on a girl aan aheen walaashaa ma fahminoo....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ismalura, abaayadiis, hadduu bajaq ku dhaho, balaq ku dheh. Dhib ma jiro mahaan.

 

Suu kuu sheegaayo waaye, labadaan erey waa hore lagu kala baxay meeshaan ee marka haddaa afkiisa ka maqashid 'bajaq,' adigana 'balaq' u diyaari. Hala isjiid jiidee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Balaq hadee idhahdo aan anigana ugu jawaabo "maa Marabtaa", wixii ka imaado qaanteeda yaa bixinaayo? adigaa? dablee adiga buushe kusii tuur asbax yahoo...

 

 

Ismalura, abaayo waxaa rabtid noogu yeer weee dhoooont keeeeeer laakiin kaftan lee ku ekee hadii kale intii lagula kaco hee......

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Waa lagu yaqaan injirloow aflagaadada, laakiin wuu soo noqdaa marwalba. Waa odey niyad fiican, oo dhib badan ee iskaga dulqaado Ismalura. Bajaq markuu dhaho wuxuu ka wadaa Abaayo Macaan. lol

 

Reer Canada waa dad nool wallee, toloow xagey ka baxeen dadkaas maanta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ ilaaheey afkaaga haku qabto naa$ lo' oo caano kabuuxo axsantu yaaqee waa i sharaftay ilaahey adna sharaf hakugu firdhiyee....

 

 

MMA, qoftaan dariskeega saaxiiboo ha igu dirin yaaqee... Saacadaan aa rabtaa anoo Tim hortankii aad taqaanay anoo fadhiyo in ee igu soo gasho iyadoo wadato birtii feerada macaa bareesadeeda....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^Waryaa Tuujiye, faqad ayaa tahay, marka reer Toronto hadaad membership ka rabto, ka xishoo gabdhahooda. Haddii kale waa ogtahay all-out weerar in laguu qaadaayo.

 

Aawey jacburiskii aad qortey 8 sanno ka hor oo aad ku faaneysey madax dawacoyaho? :D

 

lol@caanaha lo'da....edeb darinadaa yaa rijaal bilaa muufo iyo maraq!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

@ KK iyo Aaliyah good to know in laila arkay ninkan khaldakiisa mar hore. Waanba yabanaa waxaan is lahaa SOL sisters maxeey ninka u qaban wayeeyn lakiin haduu diiday in uu daayo si unbaan uga jareynaa kol oon eray xun isna u radino.

 

@ MMA waad ogtahay waan iska celin lahaa ninkan si fiican ee waxaan is leeyahay bal the SOL rules ilaali lakiin I could open the dictionary and get worse words...

 

@ Tuujiye are you sure you can stand ereygaan soo doorto. It could be a lot worse than the one uu sheegay MMA. But seriously inadeerow 'bajaq' is not nice ee iska daa. It sounds might disrespectful.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Have you read his signature? Nin ku dhahaayo "Ina Bakhti Lagde" baan ma'ahay miyaad erey xun/caay kale usii raadin? icon_razz.gif:D

 

Nina, Tuujiye waa hore aa Toronto teesaro laga siiyay wuu is hubaa, sidaa aawgeed buu wili aflagaado uwadaa!

 

Tuujiye, oo kalaay markaa "Marax" iigu waceysid "Walaasheey" maa ka wadaa? Bal daya wuxuu naga dhaadhacsiinaayo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Originally posted by Kool_Kat:

^Have you read his signature? Nin ku dhahaayo "Ina Bakhti Lagde" baan ma'ahay miyaad erey xun/caay kale usii raadin?
icon_razz.gif:D

 

Nina, Tuujiye waa hore aa Toronto teesaro laga siiyay wuu is hubaa, sidaa aawgeed buu wili aflagaado uwadaa!

 

Tuujiye, oo kalaay markaa "Marax" iigu waceysid "Walaasheey" maa ka wadaa? Bal daya wuxuu naga dhaadhacsiinaayo?

Koo- kat ina bakhti lagde is enough to serve the purpose already ee waanba iska daayay LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ lool abaayo waxaa rabtid iigu yeer and I won't call you bajaq from now on... At least ma tihid bajaq yaasha SOL oo reer UK oo iska xanaaqaayaan sidii in ee koronto ku dhagtay oo kale.. Dabeecad iyo Kaftan dhan ma yaqaanan...looool

 

 

KK hadaa fahmi laheed waxa ee ka dhigan tahay "ina baqti Lagde" camaamad ayaa ii soo qaadi leheed ama shaal..Calaashaan waayo arag oo wax garad ah camal ayaa ii fiirin laheed....

 

 

NINA, Jac buriskaas aniga waa qoray lee laakiin shiikh nuune ayaa soo alifay lool

 

KK waagaan ma xasuusataa lool sidaa ula dagaalami jirtay Bajaq

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this