Sign in to follow this  
Deeq A.

Qofkii Ugu Horreeyey Caalamka Oo Qaatay Tallaalka COVID-19

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Britain waxaa maanta ka billaabatay tallaalka cudurka COVID-19 kadib markii dalkaasi uu noqday dalkii ugu horreeyey dunida ee ansixiya in la bixiyo tallaalkaasi.

Haweenay 90 jir ah oo lagu magacaabo Margaret Keenan ayaa noqotay qofkii ugu horreeyey ee la siiyo tallaalka, waxaana la saadaalinayaa ilaa 4 milyan oo qof inay qaataan tallaalka ilaa dhammaadka bishan.

Halkan ka akhriso warkan oo faahfaahsan

https://www.theguardian.com/world/2020/dec/08/coventry-woman-90-first-patient-to-receive-covid-vaccine-in-nhs-campaign

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this