Deeq A. Posted December 8, 2020 Dalka Britain waxaa maanta ka billaabatay tallaalka cudurka COVID-19 kadib markii dalkaasi uu noqday dalkii ugu horreeyey dunida ee ansixiya in la bixiyo tallaalkaasi. Haweenay 90 jir ah oo lagu magacaabo Margaret Keenan ayaa noqotay qofkii ugu horreeyey ee la siiyo tallaalka, waxaana la saadaalinayaa ilaa 4 milyan oo qof inay qaataan tallaalka ilaa dhammaadka bishan. Halkan ka akhriso warkan oo faahfaahsan https://www.theguardian.com/world/2020/dec/08/coventry-woman-90-first-patient-to-receive-covid-vaccine-in-nhs-campaign Source Share this post Link to post Share on other sites