Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Sare Ee Puntland oo Muddeysay Dheysiga Kiiska Xildhibaannadii Xilka Laga Qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda sare dowlad goboleedka Puntland ayaa sheecisay waqtioga loo fariisnayo dhageysiga dacwad la xiriirta xilidhibaanno ka tirsan golaha wakiillada maamulkaas oo dhowaan xilka laga qaaday.

Maxakamadda ayaa sheegtay in 10 ka bisha December loo fariisanayo dhegeysiga muranka ka dhashay xilika ka qaadista 6 xildhibaan oo ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland.

Xildhibaannada ayaa kala ah  Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed, Saleebaan Faarax Ciise, Cabdiqani Abshir Jaamac ( Surato), Muuse Siciid Xassan (Jajabsay) , Maxamuud Maxamed Barre, Cabdicasiis Siciid Maxamuud (Baduugaaye) iyo Maxamuud Axmed Caalin.

Warqadda.jpg?resize=1000%2C1000&ssl=1

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this