Deeq A. Posted November 25, 2020 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Khamiis ku soo jeeda magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koofur Galbeed.https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?guci=2.2.0.0.2.2.0.0&client=ca-pub-0455975177838684&output=html&h=250&slotname=4243044604&adk=983035453&adf=66507575&pi=t.ma~as.4243044604&w=300&lmt=1606372658&psa=1&format=300×250&url=https%3A%2F%2Fwww.jowhar.com%2Fnews%2Fmadaxweynihii-hore-sheekh-shariif-oo-ku-sii-jeeda-baydhabo.html&flash=0&wgl=1&tt_state=W3siaXNzdWVyT3JpZ2luIjoiaHR0cHM6Ly9hZHNlcnZpY2UuZ29vZ2xlLmNvbSIsInN0YXRlIjowfSx7Imlzc3Vlck9yaWdpbiI6Imh0dHBzOi8vYXR0ZXN0YXRpb24uYW5kcm9pZC5jb20iLCJzdGF0ZSI6MH1d&dt=1606369263378&bpp=4&bdt=253&idt=4&shv=r20201112&cbv=r20190131&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3D34b75f711b9fc89d-22ff133446a6002a%3AT%3D1602649915%3ART%3D1602649915%3AS%3DALNI_MbLev-9xVPIwsetUxdDu_zURJ_F8g&prev_fmts=728×90%2C728x90&correlator=899039391301&frm=20&pv=1&ga_vid=54068372.1603017134&ga_sid=1606369263&ga_hid=522914016&ga_fc=0&iag=0&icsg=570026&dssz=25&mdo=0&mso=0&u_tz=-480&u_his=3&u_java=0&u_h=768&u_w=1366&u_ah=728&u_aw=1366&u_cd=24&u_nplug=3&u_nmime=4&adx=141&ady=1428&biw=1349&bih=600&scr_x=0&scr_y=0&oid=3&pvsid=3244124982439227&pem=397&ref=https%3A%2F%2Fwww.jowhar.com%2F&rx=0&eae=0&fc=640&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1366%2C600&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=8192&bc=31&ifi=3&uci=a!3&btvi=2&fsb=1&xpc=rJoGE1UFoq&p=https%3A//www.jowhar.com&dtd=12 Safarka Sheekh Shariif ee Baydhabo ayaa la sheegay inuu bilow u yahay safaro uu ku tagi doono magaalooyinka qaar ka mid ah gobolada dalka, si uu ugu ololeeyo doorashada soo socota. Wararka ayaa sheegaya in magaalada Baydhabo ka socoto diyaar garow lagu soo dhoweynayo wafdiga Sheekh Shariif, waxaana Baydhabo uga sii horeeyay xubno ka tirsan Labada Gole oo ka tirsan Xisbiga Himilo Qaran. Sheekh Shariif ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen, isagoo kala hadli doona cabashada la xiriira muranka ka taagan guddiga doorashada oo Musharaxiinta Mucaaradka ay sheegeen in shaqaale rayid ah iyo askar ku jiraan. Safarka Shariif uu maanta ku aadayo Baydhabo ayaa ku soo aaday, maalin kaddib markii magaalada Baydhabo ka soo laabtay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. PUNTLAND POST The post Sheikh Shariif oo ku wajahan Baydhabo appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites