Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Ku-Xigeenkii Hore Ee UCID Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Guud Ee KULMIYE.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Kulmiye ayaa siyaasiga Cabdinaasir Buuni, u magacaabay afhayeenka guud ee Kulmiye.

Warqad uu ku saxeexan yahay Axmed Cabdi Dheere, guddoomiyaha labaad ee Kulmiye ayaa lagu magacaabay siyaasigan hore guddoomiye ku-xigeenka uga soo noqday UCID.

Jagadan hore waxa u hayay wasiirka Qorshaynta Xasan Gaafaadhi.

  • FB_IMG_1605960645338.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this