Deeq A. Posted November 19, 2020 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa xilka qaadis ku sameeyey wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad. Wareegto ka soo baxday xafiiska Rooble ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay inuu qabto, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud. Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa safiir u magacaabay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, Danjire Axmed Ciise Cawad, sida ay sheegayaan warar soo baxaya. View the full article Share this post Link to post Share on other sites