Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Axmed Ciise Cawad oo xil ka qaadi lagu sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa xilka qaadis ku sameeyey wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Rooble ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay inuu qabto, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud.

3b7eef81-2ef5-44ea-9e4e-26b787f735e9

Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa safiir u magacaabay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda, Danjire Axmed Ciise Cawad, sida ay sheegayaan warar soo baxaya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this