Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka

Recommended Posts

Deeq A.   
1-21.jpg?resize=1000%2C666&ssl=1

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka.

R’iisul wasaare Rooble oo howl-geliyey guddiyada doorashooyinka heer Federaal ee maamulka iyo Khilaafaadka ayaa la wadaagay muhiimadda ay leedahay masuuliyaddan taariikhiga ah ee ay guddiyadan ka sugayaan shacabka Soomaaliyeed.

Ra’isul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xubnaha guddiyada kula dar daarmay inay si daacad ah ugu adeegaan bulshada isla markaana waajibaadka loo igmaday kasoo dhalaalaan.

1-21.jpg?resize=1000%2C666&ssl=1 2-14.jpg?resize=1000%2C666&ssl=1 3-15.jpg?resize=1000%2C666&ssl=1 4-10.jpg?resize=1000%2C666&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this