Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo magacaabay xubno lagu kordhiyey Guddiyada doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhowaaqay xubnaha dowladda federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

 

Xubnaha lagu kordhiyey guddiyada ayaa waxay ka kooban yihiin min 3 xubnood oo guddi walba ee dowlad goboleedyada soo gudbisay lagu darayo.

Halkan hoose ka daawo aqriso:-

2 1

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this