Sign in to follow this  
Deeq A.

Xafladda daahfurka aaladeynta manhajka oo ka socota Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah xubnaha labada gole ee Jamhuuriyadda Fedeaalka Soomaaliiya ayaa ka qeybgalaya xaflad ka socota xarunta murtida iyo madadaalada oo lagu maamuusaayo  daahfurka aaladeynta manhajka qaranka .

Xafladdaan oo si gaar ah loogu mahadnaqayo  qorayaasha barnaaamijka aaladeynta manhajka qaranka,waxaa sidoo kale ka qeybgalay qaar ka mid ah ururada bulshada,ardayda iyo shirkado .

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this