Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Gilglay Muqdisho +Cida Fulisay+Khasaaraha dhimasho & Dhaawac

Recommended Posts

Deeq A.   
Qarax Gilglay Muqdisho +Cida Fulisay+Khasaaraha dhimasho & Dhaawac
20201117637411892733418771.jpg

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerar uu geystay qof isku soo xidhay walxaha qarxa oo ka dhacay gudaha maqaaxi ku taala magaalada Muqdisho.

Gaar ahaan maqaayadan la weerarray ayaa la sheegay in wax yar uu jirto Dugsiga Tababarka School Polizio.

Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac inkastoo aan si rasmi ah loo cadeyn tirada dadka ay wax-yeeladu soo gaadhay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this