Deeq A. Posted November 16, 2020 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isago oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolkaas Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites