Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg:Gobolka Daadmadheedh oo ku guulaystay koobkii Gobolada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Daad-madheedh ayaa ku guulaystay Koobka Ciyaaraha Xulalka Gobolada Somaliland oo Muddo Dhawr Todobaadyo ah ka socday Hargeisa Stadium.

Xulka Daad-madheedh ayaa laba & Hal kaga badiyey Xulka Gobolka Maroodijeex oo ciyaari adagi  dhexmartay.

Gobolka Daad-madheedh ayaa markui ugu horeysay ku guulaystay Koobkan.

Halkan hoose ka daawo Ciyaarta:-

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this