Deeq A. Posted November 14, 2020 Mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ayaa ka doodaya hindise sharciyeedka beeraha. Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa lagu wadaa in ay akhrinta saddexaad ay marsiiyaan hindise sharciyeedka Beeraha Soomaaliyeed kaas oo horyaalla Golaha Golaha ayaa lagu wadaa in ay dhowaan ansixiyaan Hindise Sharciyeedka Beeraha kadib markii ay dhammaystiraan Akhrinta iyo doodaha la xiriira Sharcigaas. PUNTLAND POST The post Golaha Shacabka oo ka doodaya Hindise Sharciyeedka Beeraha appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites