Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Xamse “Garoomada Ciyaaraha Dalka Wax Ka Qabasho Ayay U Baahanyihiin”

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo mas’uuliyeen ka tirsan Xiriirada kala duwan ee dalka ayaa booqasho kala duwan ku tagay garoomada ciyaaraha dalka,waxayna arintan qeyb ka tahay da’daalada uu Wasiir Xamse ku doonayo  dib u hagaajinta guud ahaan isboortiga dalka.

124954828_213117160203312_73589846828524

Wasiir Xamse Saciid  Xamse iyo iyo Wasiiru Dowlaha Wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarada Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa sheegay in Wasaarada ciyaaraha dalka ay u diyaar u tahay wax ka qabadashada Iyo horomarinta guud ahaan  garoomada isboortiga daka.

125091436_213117126869982_30119154587158

Daawo Wasiir Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Booqashadii Garoomada

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this