Deeq A. Posted November 11, 2020 Waxaa doorasho goordhow ka dhacday Jowhar ku guuleystay Cali Guudlaawe, isaga oo noqday madaxweynaha Hirshabelle. Codadkii ay dhiibteen xildhibaannada Cali Guudlaawe ayaa helay codad gaaraya 86 cod halka musharaxii la tartamayay ee Cabdiraxmaan Cismaan uu helay ilaa 13 cod. Cabdiraxmaan Cismaan oo goobta ka hadlayey ayaa u hamlabyeeyey madaxweynaha la doortay.\ Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites