Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir “Waa in aan dar dargalinnaa Fulinta waajibaadka naloo igmaday”

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  XFS mudane Jamaal Maxamed Xasan  oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo  Agaasime Waaxeedyada iWasaaradda oo arrimo badan lagu gorfeeyay.

Kulanka ayaa looga hadlay,laguna ansixiyay qaab dhismeedka Wasaaradda, si loo xoojiyo shaqada wasaaradda oo Agaasimaha Guud si goooni ah loogu igmaday dar-dar-galinta howlahaasi.

Ugu dambeyn, Wasiir Jamaal  ayaa madaxda kula dardaarmay in shaqooyinka la sii xoojiyo, si natiijada wax ku-oolka ah ee aan higsanayno  aan u gaarsiinno dalkeenna.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

qorsheynta2-1024x709.jpg

qorsheynta3.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this