Sign in to follow this  
Deeq A.

Joe Biden oo hadda Ku Guuleystay Gobolka Michigan+Guusha oo uga dhiman tahay 6 Cod oo keliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Joe Biden oo hadda Ku Guuleystay Gobolka Michigan+Guusha oo uga dhiman tahay 6 Cod oo keliya

Joe Biden ayaa hadda Ku Guuleystay Gobolka Michigan. Wuxuuna tagay 264 cod, taas oo ka dhigan inuu kaliya u baahan yahay 6 Cod.

Gobolka Xiga Joe Biden 6 Ergo kaliya ayuu ugu baahan yahay.

Joe Biden hal lug ayuu la galay inuu noqdo madaxweynaha dalweynaha Mareykanka. Durba dabaaldagyo hordhac ah ayaa la bilaabay inkastoo Afarta Gobol ay hartay

FB_IMG_1604527553863-300x300.jpg

Waxaan la sugayaa Guusha Xisbiga Dimoqoraadiga oo hada u muuqda in 4 sano soo socota ku fadhiisan Doono Aqalka Cad

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this