Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: R/W Rooble oo magacaabay guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilafaadka heer federaal

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ee Dhuusamareeb iyo Muqdisho.

Magacaabid Guudiga Xalinta Khilaafaadka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kala ah:-

  1. Axmed Ciise Geelle
  2. Maxamed Faarax Xirsi
  3. Cali Maxamuud Faarax (Cali Zeko)
  4. Nimco Axmed Cabdi
  5. Maxamed Aweys Maxamed
  6. Cabdulqaadir Xusseen Cabdi
  7. Cabdullaahi Abyan Nuur
  8. Xusseen Laki Maxamed Maxamuud
  9. Saaqo Aadan Maxamed
  10. Cabdirisaaq Cali Kaahin
  11. Amal Musdafe Muuse
  12. Mohamed Ibrahim Barre
  13. Abdi Mohamed Sheikh
  14. Burhaan Cilmi Xirsi
  15. Yasmiin Maxamuud Cabdi Xaamud
  16. Warfaa Maxamed Jaamac
  17. Axmed Yuusuf Maxamuud
  18. Garaad Yusuf Maxamuud
  19. Mustafa Macalin Cali Salaad
  20. Farxiyo Xasan Cusmaan.
  21. Liibaan Cusmaan Nuur

Magacyada Guddiga Doorashada ee Heer Federaal ee Doorashooyinka 2020-2021, ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kala ah:-

  1. Cabdiwali Maxamuud Cilmi
  2. Maxamed Xassan Maxmed
  3. Mahad Dheere Xaashi
  4. Mowliid Mataan Salaad
  5. Faadumo Maxamed Cabdullaahi
  6. Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
  7. Caasho Abuukar Qaasim
  8. Madiina Adan Malaboow
  9. Cabdinuur Maxamed Axmed
  10. Saciido Maxamed Muscid
  11. Maxamed Aadan Cusmaan
  12. Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
  13. Axmed Maxamed Ducaale
  14. Caydaruus Saalax Yuusuf
  15. Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
  16. Liban Abukar Osman.
  17. Yusuf Mohamed Kheyr
  18. Muse Geelle Yusuf
  19. Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
  20. Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
  21. Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
  22. Liibaan Axmed Xasan
  23. Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
  24. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
  25. Maxamed Maxamuud Caddow

The post DEG DEG: R/W Rooble oo magacaabay guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilafaadka heer federaal first appeared on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this