Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Haweenka oo la kulantay Madaxa QM ee Arrimaha Haweenka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahin ayaa xafiiskeeda ku qaabishay madaxa hay’adda Qaramada Midoobay ee arrimaha haweenka Sadik Syed.

Wasiir Xaniifa Maxamed ayaa sheegtay in Soomaaliya tallaabooyin u qaadday ka qeyb galka siyaasadda haweenka, iyadoo ballan qaadday in ay sii wadi doonto taageerada ay siinayso hirgalinta Axdiga Haweenka Soomaaliyeed oo la jaal ah qaraarka Qarammada Midoobay ee tirsigiisu yahay 1,325.

Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay ee arrimaha haweenka Sadik Syed ayaa wasaaradda haweenka ku ammaanay dadaallada ay waddo,isagoo wasiirka cusub ugu hambalyeeyay xilka loo soo magacaabay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this