Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo farriin culus diray, kadib roobabkii ka da’ay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda  federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay roobabkii maalmihii tagay ka da’ayey Muqdisho.

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka hadlayey shirka banbaxa golaha wasiirrada ee maanta ka bilowday muqdisho, ayaa faray wasaaradda arrimaha gudaha iyo Maamulka gobolka Banaadir maareynta dhibaatadii ka dhalatay roobabka, dadkana lala gaaro gurmadka ay u baahan yihiin.

Mudane Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed iyo hay’adaha gargaarka in gurmadka ay qeybtooda ka qaataan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this