Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkii Nabadaynta Deegaanka Adhi Cadeeye Oo La Soo Gunaanaday Iyo War Murtiyeed Ka Soo Baxay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ee Xukuumada Somaliland, Madax dhaqameed iyo Mudan kale ayaa ka qayb galay Munaasibad lagu soo gabo gabeeyay heshiis buuxa oo la dhex dhigay laba ardaa oo walaalo ah oo shaqaaqo ku dhex martay deegaanka adhi cadeeye ee gobolka Sool.

FB_IMG_1604183958409.jpg?resize=640%2C42


Waxaa Munaasibadaas laga akhriyey heshiis 18 qodob ka kooban oo lagu soo afjaray xaaladii keentay shaqaaqo dhex marta labadaasi ardaa.

FB_IMG_1604183933986.jpg?resize=640%2C29 FB_IMG_1604184004148.jpg?resize=640%2C42 FB_IMG_1604183998906.jpg?resize=640%2C48 FB_IMG_1604183975810.jpg?resize=640%2C38 FB_IMG_1604183984982.jpg?resize=640%2C36

Sidoo kale Wasiiradda Warfaafinta,  Horumarinta biyaha, Ganacsiga, iyo Arrimaha gudaha ayaa halkaasi ka hadlay soona dhaweeyay heshiiskan labada ardaa ay wada gaadheen.

Muuqaalkan Hoose ka daawo Go’aamadii Shirkaas lagu soo khatimay iyo Hadaladii ay ka jeediyeen Xubnaha golaha Wasiiradda iyo Madax dhaqameedkii kale ee ka hadlay

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this