Sign in to follow this  
Deeq A.

DF Soomaaliya oo war ka soo saartay doorashada maamulka HirShabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay doorashada HirShabelle, kadib ku dhowaaqistii golaha wasiirada Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa waxaa ugu horreyn hambalyo loogu diray xildhibaanada labaad ee baarlamaanka maamukaasi.

Sidoo kale wasaaradda ayaa boggaadisay howlaha u qabsoomay guddiga farsamada ee doorashooyinka HirShabelle.

Halkan hoose ka aqriso:-

FB_IMG_1604226941599 (1)

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this