Sign in to follow this  
Deeq A.

Weerar kale oo ka dhacay Faransiiska

Recommended Posts

Deeq A.   

Nin hubaysan ayaa xalay Baaderi ku dhaawacay kaniisad ku taalla magaalada Lyon waddanka Faransiiska, sida laga soo xigtay Booliiska dalkaasi.

Shaqsiga weerarkaasi ka dambeeyay ayaa isku dayay in uu meesha ka baxsado, balse booliska Faransiiska ayaa gacanta ku soo dhigay.

Ninka weerarka fuliyay oo lala xiriirinayo Argagixisanimo, waxaa kiiskiisa gacanta ku haya dacwad ooge Faransiiska u qaabilsan ka hortagga falalka argagaixisada.

Madaxweyne Macron, ayaa isna goobaha ay dadku isugu yimaaddaan wuxuu ka howl geliyey 4,000 oo askari oo dheeraad ah.

PUNTLAND POST

The post Weerar kale oo ka dhacay Faransiiska appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this