Deeq A. Posted November 1, 2020 (SLT-London)-Raysal Wasaaraha Britain Borris Johson ayaa ku dhawaaqay dalka la galinayo xayiraad bandow ah kadib markii ay sare u kaceen kiisaska cudurka COVID-19. Si kastaba dhammaan dukaamada iibiya waxyaabaha lagama maarmaanka ah iyo cisbitaaladu wey furnaan doonaan. Xayiraadan ayaa waxoogaa ka duwan xilligii bilowgii xanuunka iyada duggsiyada iyo jaamacadaha loo ogol yahay inay furnaadaan inkasta oo xarumaha waxbarashada sare badankooda lagaba dhigey hab online ah. Source Share this post Link to post Share on other sites