Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Qoor-Qoor oo saxiixay sharciyo muhiim u ah Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa saxiixay sharciyo dhowr ah oo ay dhowaan meel-mariyeen xildhibaanada maamulkaasi.

Munaasabad ballaaran oo xalay ka dhacday xarunta madaxtooyada Dhuusamareeb ayuu madaxweyne Qoor-Qoor ku saxiixay sharciyadan, waxaana ka mid ahaa:-

1-Shariga Maarreynta Deegaanka    2-Sharciga Hay’adaha      3-Sharciga Dhismaha Booliiska iyo

4-Sharciga Dowalaha Hoose

Shuruucdan waxaa soo gudbiyay wasaaradaha kala ah wasaradda deegaanka, wasaraadda Qqrsheynta, wasaaradda amniga iyo wasaaradda arrimaha gudaha & dowlaha hoose.

Ugu dambeyn Qoor-Qoor  ayaa uga mahadceliyey xildhibaanada ansixinta shuruucdan, isaga oo xusay inay gundhig u noqon doonaan in sifo sharci ah xukuumaddu u fuliso hawlaha hortebinta leh ee loo igmaday.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

Qoor Ciid iyo Gacal 123267022_3438554386181565_2124482677894085456_o 123292290_3438555499514787_8553728010908920929_o 123345341_3438554592848211_1720268868397291134_o 123460554_3438555779514759_4683804289116087705_o Ciid Galmudug

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this