Sign in to follow this  
Abu-Salman

Western Aid Ridiculously Insignificant Destructive: Comparison with Arab Aid !

Recommended Posts

Waxaan ka odhan lahaaba qaybtii Politics ka ma joogno markaa waan iska aamusi ....... waan fahmi karaa halka ciriqu kaa yara jiidanayo e ,, lakiin waa la dawayn karaa hadaad dhego wax maqla leedahay ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   
:D Aniga xaalkaygu waa soo gaadhaa guf! sidii ay xero jaad soo dhexgalay yaan dhegaha nabayaa! kolkaa xumaan ha u qaadan. mida kale ma ba kala garanayo where is where. Meesha shukaansigaan, cabdi Qaybdiid dabada qabsan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

kaalay ninkan aan yaabanahay ee aan baafinayaay,(waa Jacaylbaro), show dhagaxtuurkii Hargeisa ee xaafadda cabdi Iidaan buu ku mashquulsan yahay. Oo uu leeyahay SOL ha igu ceebaynina ee walaalayaal joojiya. Who knows ama isagaaba wax ka tuuraya oo tolaa'yey leh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

:D
Aniga xaalkaygu waa soo gaadhaa guf! sidii ay xero jaad soo dhexgalay yaan dhegaha nabayaa! kolkaa xumaan ha u qaadan. mida kale ma ba kala garanayo where is where. Meesha shukaansigaan, cabdi Qaybdiid dabada qabsan.
:D

Tanaan ku jeeday saaxiib; ta kale waa runtaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this