Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaflad lagu weyneynayay nabiga (NNKH) oo ka dhacday Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Isku imatinkaani ayaa ahaa mid lagu weyneynaayay dhalashada subanaheeba Muxamed (NNKH) yaa waxaa soo agaasimay culimada masjidka Al Nuur ee magaalada Cadaado.

Inta ay socotay xaflada quruxda badan ayaa waxaa looga hadlayay siirada rasuulka (NNKH) iyo qasiidooyin lagu amanayo nabigeena MUxamed.

Shiikh Maxamud Maxamed yare oo kamid ah culumada dhulka soomalida sida weyn looga yaqaan ayaa kudheeraday kahadlaka sida ey waajibka utahay in lajeclaado nabigeena Muxamed (NNKH)  iyo sida eyuga xunyihiin hadalkii kasoo yeeray madweynaha faransiiska ee uu ku weraray diinta islaamka.

Sanadka xiligaan oo kale ayaa magaalada cadaado laga xusaa dhalasha nabigeena Muxamed (NNKH).

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this