Sign in to follow this  
Deeq A.

Xamsa Saciid Xamsa “Isboortiga Malahan Shaqsiyaad Gaar Ah”

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir Ciyaaraha & Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa oo 28-October 2020 la wareegay xilka wasaarada horayna u ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay jagadan loo magacaabay,isagoo dhinaca kale shaqaalihii wasaarada Gargaarka ugu mahad celiyay kaalinta ay ka qaateen mudadii uu joogay Wasaarada Gargargarka Soomaaliya.

Sequence-08.00_00_01_02.Still002-1024x76

“Maanta farxad weyn ayay ii tahay in aan ku soo laabto hooygaygii aan ka ahaa ciyaartooyda iyo Wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarada dalka,wasaaradan waa wasaarada ciyaalka xaafada iyo tan reer magaalka” ayuu munaasabadii xil wareejinta ka sheegay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa.

Sequence-08.00_00_01_02.Still001-1024x76

Hadal Jeentii Wasiir Xamsa Markii Uu La Wareegay Wasaarada Ciyaaraha 

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this