Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: R/Wasaare Rooble oo qaabilay Ergayga QM ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

R’iisul Wasaare Rooble iyo Danjire James Swan waxa ay ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka, Nabadgalyada iyo Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka ee ku aaddan arrimaha horumarinta dalka.

Danjire James Swan ayaa sheegay inay Qaramada Midoobay taageeri doonto geedi socodka doorashada Soomaaliya, si ay Soomaaliya ugu caawiyaan inay ka dhacdo doorasho xasiloon oo hufan.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-122826877_2831992397031876_1389374874527122914550_2831992353698547_2275215029294870589_o-1068x711 122943692_2831992440365205_8410474881716249095_o-1068x730 Rooble & Swan122914550_2831992353698547_2275215029294 122943692_2831992440365205_8410474881716

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this