Deeq A. Posted October 27, 2020 Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka ah ah Soomaaliya ayaa fasaxady muddo laba maalmood ah shaqaalaha dowladda. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay sabaha fasaxa shaqaalaha dowladda xuska dhalshada Nebigeena Muxamed NNKH. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites