Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cawad oo qaabilay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa uu ku leeyahay dhismaha Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qin Jian.

Labada mas’uul ayaa  wada-hadlay xiriirka labo geesoodka iyo siyaabaha lagu xoojin karo iskaashi dhinac weliba leh oo u adeegaya dano wadaagga labada dal iyo labada shacab.

Intii kulanka lagu guda-jiray waxa uu Wasiirka Arrimaha Dibadda carabka ku adkeeyay xiriirka dhow ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, isagoo carabaabay himilada Muqdisho ee ah in ay ka shaqayso sidii hore loogu sii hore loogu dhaqaajin lahaa geedi socodka qotodheereynaya wax wadaagga istiraatiijiyadeed ee kala dhexeeya Bakiin.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this