Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro: Maamulka G/Banaadir oo ka shiray horumarinta Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda  Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir gudoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ah mid todobaadla ah, kaas oo looga hadlayay horumarinta Caasimadda.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Nadaafadda iyo horumarinta caasimadda. Iyadoo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Gobolka iyo xubno kale.

Shirka oo ah mid todobaadle ah ayaa la isku afgartay in la dar dargeliyo bilic soo celinta caasimadda iyo xoojinta amniga.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

Abdulhakim-Heliwaa.jpg agaasimaha.jpg Aweys-Shangaani.jpg Deyi.jpg Iimaan.jpg Makaraan.jpg Muqtar-dhagacade.jpg Shir-1.jpg shirka-a.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this