Sign in to follow this  
Deeq A.

Internet-kii ka go’naa Koonfurta iyo bartamaha dalka oo dib usoo laabtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa dib usoo laabtay Internet-kii ka go’naa Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya maalmihii lasoo dhaafay kadib markii cilad ay ku timid xarigga Internetka ee Dalcom.

Dalcom waa shirkadda iska leh xarigga Fiber Optic ee dalka la keenay.

Hoos ka akhriso war-saxaafedeed:

Internet

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this